U.S. Supports Agreement between Federal Government and ASWJ

U.S. Ambassador to Somalia, Donald Y. Yamamoto, welcomes the agreement reached between the Federal Government of Somalia and the leadership of Ahlu Sunna Waljama’a (ASWJ).  The United States is committed to supporting these efforts and ensuring their implementation for the peace and stability of Somalia.

The United States applauds the hard work of negotiators to reach an inclusive agreement that ensures the long-term stability and prosperity of Galmudug state, an important front for our combined efforts in fighting al-Shabaab.  We recognize the previous statewide reconciliation efforts as well as the difficult compromise made by all of the stakeholders on the electoral model and parliamentary representation and encourage timely implementation of this agreement.

Galmudug remains a critical region for the future development of Somalia and the U.S. Embassy remains committed to facilitating humanitarian aid, security assistance, and economic development for the people of Galmudug.

###

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto, wuxuu soo dhaweynayaa heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljama’a (ASWJ). Dowladda Mareykanka waxaa ka go’an inay taageerto dadaalladan isla markaana ay hubiso hirgelintooda si Soomaaliya loo gaarsiiyo nabad iyo xasillooni.

Mareykanka wuxuu bogaadinayaa gorgortamayaasha howsha adag qabtay si loo gaaro heshiis loo wada dhan yahay kaas oo sugaya xasilloonida iyo barwaaqada dowlad-goboleedka Galmudug oo saf muhiim ah ooga jirto dadaalkeenna isku jirka ah ee lagula dagaallamayo al-Shabaab.

Waxaan aqoonsan nahay dadaallada dib-u-heshiisiinta ee ka jiro dalka oo dhan iyo sidoo kale  tanaasulka adag ee ay sameeyeen labada dhinac ee ku saabsan qaabka doorashada iyo qaybsiga wakiilnimada baarlamaanka, waxaanna dhiirigelineynaa hirgelinta heshiiska.

Galmudug waa gobol muhiim u ah horumarka mustaqbalka Soomaaliya, Safaaradda Mareykanka waxaa ka go’an fududeynta gargaarka bini’aadminimo, kaalmada amniga, iyo horumarka dhaqaale ee dadka reer Galmudug.

###